HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Sunday, February 07, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Waxgaradka iyo odayaasha ku dhaqan magaalada Muqdisho oo baaq culus u diray madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.
Posted by Caagane on November 13 2013
Iyadoo sedaxdii maalmood ee lasoo dhaafay uu soo shaac baxay khilaaf baahsan oo u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaare Saacid ayaa waxaa si kala duwan arintaasi uga hadashay Soomaalida qeybaheeda kala duwan.

Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay waxay ka hadleen khilaafkaas soo kala dhexgalay ra'iisul waasaraha iyo madaxweynaha, waxayna arinkaasi ku tilmaameen inay tahay wax aad looga xumaado.

Odayaashaasi iyo waxgaradkaba waxay baaq culus u direen labada mas'uul ee khilaafka ka dhaxeeya, waxayna ugu baaqeen inay joojiyaan khilaafka cirka isku sii shareerayo islamarkaana arinta wada-hadal lagu dhameeyo,

Hadalkaan baaqa ah ee kasoo yeeray odayaasha iyo waxgaradka ku nool magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli xaaladda siyaasadeed ee madaxda dalka ugu sareeyso ay mareeyso meel aanan laga fialayn inay gaarto, iyadoona aan la ogeyn halka uu khilaafkooda ku dambeeyn doono.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved