HOME · RIWAAYADO · WARARKA · FIKRADAHA · ILA QOSOL · SOMALI LINKS · CONTACT US Thursday, May 23, 2013
NAVIGATION
HOME
RIWAAYADO
WARARKA
FIKRADAHA
ILA QOSOL
MUUQAALADA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US
BBC SOMALI
WARKA 04:00 GMT
WARKA 11:00 GMT
WARKA 14:00 GMT
WARKA 18:00 GMT
VOA SOMALI
WARKA 06:30 AM
WARKA 04:00 PM
WARKA 07:00 PM
FIND US ON FACEBOOK
Random media




SOMALI LINKS
Aarannews
Alimuse.com
Allsomali
Allsomali24
AminArts
Baledweyn
BBC Somali
Ceelbuurnews
Daarulcilmi
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraannet
Hiiraanweb
Hoosingow
Jilibweyn
Kaxda.net
LuuqCapital
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Ogaalka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Saadaalnews
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun
Ciidamada Raaskambooni oo maanta dad shacab ah ku laayay magaalada Kismaayo.
May 18 2013 13:48:58
Wararka ka imaanaaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Raaskambooni ay maanta dad shacab ah ku dileen suuq ku yaala magaaladaasi.

Ciidamadaan oo ilaa iyo hadda uljeedkooda aan la ogeeyn ayaa la sheegay inay rasaas ku fureen dadkii suuqaasi joogay, iyadoona halkaasi ay ku dhinteen seddax qof oo shacab ah, iyadoona dhaawac badan uu jiro.

Shacabka intii rasaastaasi ka bad baaday ayaa deg deg ku faarujiyay suuqaasi, waxaana weli halkii ay wax ka dhaceen ku sugan ciidankii dadka shacabka ah laayay.

Afhayeenka Raaskambooni oo aynu xiriir la sameeynay ayaa ka gaabsaday inay faah faahin inaga siiyaan sida ay wax u dhaceen iyo sidoo kale qaabkii dadkaasi loo laayay iyo waxay galabsadeen.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.
Post Your Comments





Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2013 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved