HOMEWARARKAILA QOSOLSHEEKOOYINKAFIKRADAHASOMALI LINKSCONTACT US Wednesday, February 10, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Ra'iisul wasaare Saacid oo war-saxaafadeed soo saaray xilli uu kulan u soconaayo baarlamaanka Soomaaliya.
Posted by Caagane on December 01 2013
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa si aad loogu dhaliilay in xukuumadda aan la siinin fursad ay ku sharaxdo waxii ay soo qabatay.

War-saxaafadeedka oo ku saxiixan ra'iisul wasaare Saacid ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:-

Eedaymaha mooshinka ku xusan ee lagu dhudhuminayo kalsoonida xukuumadda, ma aha kuwo xaqiiqda dhabtaa ku salaysan, waxaa maqan xog-ogaalnimo rasmi ah.

Hadaba, si waafaqsan cadaaladda dabiicigaa (Natural Justice) iyo shuruucda dalkaba - waxaa xukuumaddu diyaarisay qoraal waafi ah ee ay uga jawaabayso dhamaan eedaymaha loo soo jeediyay, oo keeni kara qaneecaad iyo kalsooni dhisid buuxda.

Sidaas la'adligeed, 'xukuumad ahaan', waxaan golaha baarlamaanka ee sharafta leh mar labaad ka codsanaynaa in naloo ogolaado fursad nalagu dhagaysto si aan isaga difaacno eedaymaha naloo soo jeediyay. Go'aan kasta oo la gaaro anagoo maqan waa mid ku dhisan malo awaal.

DHAMAAD

Ahmed Adan
Prime Ministerís Media Office
Mogadishu, Somalia
Email: media@opm.gov.so
Mobile: +252 (0) 616 440 028

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved