HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, April 30, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


DAAWO SAWIRO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.
Posted by Caagane on December 20 2013
Waxaa maanta dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad aad u balaaran oo lagu weyneynaayay todobaatan guuradii kasoo wareegtay maalinkii la aas aasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed, iyadoona munaasabadaasi mid la mid ah ay ka dhaceen qaar ka mid ah gobalada dalka Soomaaliya.

Munaasabadda ka dhacday dugsiga Jeneraalka Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, wuxuuna xariga ka jaray saldhiga booilska Afar Irdoodka iyo Commando Polizia ama Taliska booliska Soomaaliyeed, waxaana uu sidoo kale salaan sharaf ka qaatay cutobyo kala duwan oo ka tirsan booliska qaranka.

"Waxaan idin leeyahay hambalyo, hambalyo, waa farxad iyo guul usoo hoyotay dhamaan shacabka Soomaaliyeed, booliska Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan u dirayaa hambalyo, waxaana maanta ay tahay maalin taariikhi ah. Waxaan booliska kula dar darmayaa inay howsha ay hayaan dalka ay laba jibaaraan. Sidaas waxaa yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Ugu dambeyntii, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa u baaq culus u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka gudihiisa, isagoona ugu baaqay inay la shaqeeyaan dhamaan ciidamadda booliska iyo kuwa amniga qaranka.



Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved