HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Saturday, April 30, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo soo dhoobtay duuleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.
Posted by Caagane on July 16 2013
Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in duuleedka magaaladaasi ay soo buux dhaafiyeen ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ka dib markii magaaladaasi ay isaga baxeen ciidamada Itoobiya oo mudadda badan halkaasi ku sugnaa.

Wararka ayaa waxay intaas ku daraayaan in maanta deegaanka lagu magacaabo Labaatan Jiroow ee ku yaala duuleedka magaalada Baydhabo ay soo buux dhaafiyeen ciidamada Xarakada Al-shabaab ee kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle.

Ciidamadaan ayaa maanta dhaqdhaqaaqyo aad u balaaran waxay ka bilaabeen deegaanka lagu magacaabo Labaatan Jiroow, waxayna tani kusoo beegmaysaa xilli ciidamada Itoobiya ay gebi ahaan isaga baxeen magaalada Baydhabo iyo fariisimaha ay ku lahaayeen deegaanada Daynuunaay iyo Goof-gaduud oo ku yaala duuleedka magaaladaas.

Dhinaca kale waxaa haatan magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ku sugan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, kuwaas oo amaanka magaaladaasi la wareegay ka dib markii ay ciidankii Itoobiyaanka isaga baxeen deegaanada ku yaala magaaladaas iyo duuleedkeedaba.

Xafiiska Warbaahinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved