HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Friday, February 12, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Wafdi uu horkacaayo Sheekh Axmed Madoobe oo maanta si lama filaan ah dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo.
Posted by Caagane on August 01 2013
Waxaa maanta si lama filaan ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose dib ugu soo laabtay wafdi uu horkacaayo hogaamiyaha ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ka dib safaro maalmo badan qaatay oo ay mudooyinkii dambe uga maqnaayeen halkaas.

Wafdiga Sheekh Axmed Madoobe ayaa waxay kasoo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, waxaana halkaasi si aad ugu soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka mid ah maamulka halkaasi iyo sidoo kale saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya, iyagoona ka dib loo galbiyay xarunta madaxtooyada ee maamulkaasi.

Sheekh Axmed Madoobe ayaa mudooyinkii dambe waxa uu ku sugnaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana uu sidoo kale safaro kale hore ugu tagay dalka Itoobiya halkaasi oo uu kula soo kulmay madaxda dalalkaasi.

Dib usoo laabashada uu maanta Sheekh Axmed Madoobe ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ma ahayn mid hore loo sii shaaciyay, waxaana dhawaantaan la filaayaa in maamulka uu isaga hogaaminaayo in loo dhameeystiro golaha wasiirada ee ka harsanaa.

Xafiiska Waraabinta Bulshoweyn.com ee Magaalada Muqdisho.

Nagala Soo Xiriir:- info@bulshoweyn.com

Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved