HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Tuesday, May 03, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Afhayeenka ciidanka AMISOM oo si kulul uga hadlay khilaafka madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra'iisul wasaare Saacid.
Posted by Caagane on November 17 2013
Taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa maanta markale si kulul uga hadlay khilaafka baahsan ee u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Ciidamada hore ee naafada xooga oo baaq culus u diray mas'uuliyiinta dowladda ka dib markii loo hanjabay.
Posted by Caagane on November 17 2013
Ciidamadii hore ee xooga dalka Soomaaliya ee naafada noqday kuna nool isbitaalka weyn Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa digniin u jeediyey dowladda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda arimaha gudaha iyo maamulka gobalka Banaadir.
Al-shabaab oo deegaanada ay gacanta ku haayaan ka mamnuucay teleefanada Smart Phones-ka.
Posted by Caagane on November 16 2013
Xarakada Al-shabaab ayaa goobaha ay gacanta ku haayaan waxay kusoo rogeen awaamiir cusub oo ka dhan ah teleefanada casriga ah ee loo yaqaano Smart Phones-ka, iyadoona arintaan ay walaac aad u xoogan ka muujiyeen dadka deegaanka goobahaasi ku sugan.
Dowladda Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay qalab badan oo sare u qaadaya amniga dalka.
Posted by Caagane on November 16 2013
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu deeqday dowladda federaalka Soomaaliya ilaa 10 gaari oo isugu jira kuwa ciidamada ah, 4 gaari oo ah kuwa madaxda ay ku socdaan islamarkaana aan xabaduhu kareyn, 2 dab damis 1 ambalaas iyo 5 kun oo dareeska ciidamada ah.
Fanaanka Cabdi Tahliil oo dhawaan loo qaadi doono dalka dibadiisa.
Posted by Caagane on November 16 2013
Qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka gobalka Banaadir ee dowladda Soomaaliya iyo muwaadin Soomaaliyeed oo ka yimid dalka Denmark ayaa maanta booqday hooyga fanaanka Cabdi Tahliil Warsame oo halkaasi ku xanuunsan.
Page 212 of 499 << < 209 210 211 212 213 214 215 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved