HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Saturday, February 06, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra'iisul wasaare Saacid oo sida ugu dhaqsiyaha badan looga yeeray xarunta Xalane.
Posted by Caagane on November 12 2013
Waxaa soo baxaaya warar sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaare Saacid looga yeeray xarunta ugu weyn ciidamada AMISOM ee Xalane ee ku taala magaalada Muqdisho, halkaas oo sidoo kale fariisin u ah safaaradaha dowladaha reer galbeedka.
Banaanbax laga soo abaabulay xafiiska ra'iisul wasaaraha oo is-hortaag lagu sameeyay.
Posted by Caagane on November 12 2013
Iyadoo uu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex taagan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra'iisul wasaare Saacid, ayaa hadane waxaa maanta la qorsheeynayay in banaanbax laga soo abaabulo xafiiska ra'iisul wasaaraha balse ay arinkaasi is-hortaag ku sameeyeen taliska ciidanka AMISOM iyo kuwa nabad sugidda ee dowladda Soomaaliya.
Roobab dabeeylo aad u xoogan wata oo ka da'ay deegaano ka tirsan gobalka Nugaal.
Posted by Caagane on November 11 2013
Wararka naga soo gaaraya gobalka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in roobab wata dabeeylo aad u xoogan ay ka da’een xeebaha deegaanada Puntland ee xigta dhanka badweynta Hindiya.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay arin ay dhawaan ka dhawaajisay dowladda Itoobiya.
Posted by Caagane on November 11 2013
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay wararka sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya si hordhac ah loogu biiriyay ciidanka Midowga Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM.
Afar nin oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo gacanta lagu dhigay.
Posted by Caagane on November 11 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu qabtay afar nin oo looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab.
Page 217 of 499 << < 214 215 216 217 218 219 220 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved