HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Sunday, February 14, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Dowladda Biljamka oo xukuntay Tiiceey iyo Afweyne.
Posted by Caagane on October 31 2013
Wararka ka imaanaya dalka Biljamka ayaa waxay sheegayaan in maxkamad ku taala magaalada Brugge maalintii shalay la horkeenay hogaamiyhii hore ee burcad badeeda Soomaalida Maxamed Cabdi Afweyne iyo madaxweynihii hore ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed C/laahi Aadan Tiiceey.
Afhayeenka guud ee Al-shabaab Sheekh Cali Dheere oo u jawaabay Ban Ki-Moon.
Posted by Caagane on October 31 2013
Iyadoo dhawaantaan Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu golaha amaanka usoo jeediyay in 6-kun oo askar dheeraad ah la keeno dalka Soomaaliya laguna biiriyo kuwii horey dalka u joogay ayaa waxaa hadalkaasi ka jawaabay Xarakada Al-shabaab.
Mas'uuliyiin iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xabsiga loo taxaabay.
Posted by Caagane on October 31 2013
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu xiray mas'uuliyiin iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka gobalkaas, ka dib markii uu shalay halkaasi ka dhacay dagaal muddo kooban socday.
DAAWO SAWIRO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Turkiga, kuna soo laabtay Muqdisho.
Posted by Caagane on October 30 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta kusoo laabtay Muqdisho ka dib safar hal maalin ah oo uu ku tagey dalka Turkiga oo uu madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha Turkiga kula soo kulmay, islamarkaana khudbad taariikhi ah ka jeediyey xafladda sanad guurada 90aad ee markii la aasaasay jamhuuriyadda Turkiga.
Maxkamad ku taala Biljamka oo lagu wado in maanta la horkeeno Tiiceey iyo Afweyne.
Posted by Caagane on October 30 2013
Waxaa maanta lagu wadaa in maxkamad ku taala magaalada Brussels ee dalka Biljamka la horkeeno madaxweynihii hore ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/laahi Aadan Tiiceey iyo mid ka mid ah hogaamiyaashii kooxaha burcad badeeda Soomaaliya Maxamed Cabdi Afweyne, kuwaas oo in muddo ah ku xiran dalkaas.
Page 229 of 499 << < 226 227 228 229 230 231 232 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved