HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Thursday, February 11, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Idaacadda Shabelle oo maanta la isugu dhuftay albaabada iyo shaqaalaha ka shaqeeynayay idaacadda oo qaarkood la xiray.
Posted by Caagane on October 26 2013
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu dhuftay Idaacadda Shabeelle ee ku taala magaalada Muqdisho ka dib markii uu amar kasoo baxay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda Soomaaliya.
Dowladda Kenya oo shaaca ka qaaday hadal ay ka naxaan qaxootida Soomaalida ah ee ku sugan dalkaas.
Posted by Caagane on October 26 2013
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inuu soo dhawaaday waqtigii dib loogu celin lahaa qaxootida soomaalida ah ee ku sugan xeryaha barakacayaasha qaxootiga ee ku yaala dalkaasi, iyadoona arinkaasi ay aad uga naxeen dadkaasi qaxootiga ah.
Maxaa ka cusub magaalada B/xaawo ee gobalka Gedo.
Posted by Caagane on October 26 2013
Waxaa saakay xiisad kacsanaan ah oo aad u xoogan ay ka taagan tahay magaalada B/xaawo ee gobalka Gedo, halkaasi oo la sheegayo inay ka jirto saan saan colaadeed aad u xoogan, iyadoona ilaa iyo haatan aan la ogeyn sida uu xaalka ku dambeyn doono.
Faah faahin ku saabsan qarax xoogan oo saakay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.
Posted by Caagane on October 26 2013
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helaayaa qarax xoogan oo saakay aroortii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, gaar ahaan fariisin ay magaaladaasi kaga sugnaayeen ciidamada maamulka KMG ee Jubba.
Beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo sheegtay inay kalsoonida si rasmi ah ugala laabatay dowladda Soomaaliya.
Posted by Caagane on October 26 2013
Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen beesha Gaaljecel islamarkaana daba socday kulan 15-kii bishaan Oktoobar ka dhacay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa looga hadlay sidii xal waara looga heli laha arimaha murugsan ee dalka Soomaaliya, dhismaha maamulada dalka, cadaalad darro iyo beel jeclaysi ay sameeyeen qaar ka mid ah madaxda ugu sareeysa dowladda Soomaaliya.
Page 233 of 499 << < 230 231 232 233 234 235 236 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved