HOME · RIWAAYADO · WARARKA · FIKRADAHA · ILA QOSOL · SOMALI LINKS · CONTACT US Saturday, May 18, 2013
NAVIGATION
HOME
RIWAAYADO
WARARKA
FIKRADAHA
ILA QOSOL
MUUQAALADA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US
BBC SOMALI
WARKA 04:00 GMT
WARKA 11:00 GMT
WARKA 14:00 GMT
WARKA 18:00 GMT
VOA SOMALI
WARKA 06:30 AM
WARKA 04:00 PM
WARKA 07:00 PM
FIND US ON FACEBOOK
Random media




SOMALI LINKS
Aarannews
Alimuse.com
Allsomali
Allsomali24
AminArts
Baledweyn
BBC Somali
Ceelbuurnews
Daarulcilmi
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraannet
Hiiraanweb
Hoosingow
Jilibweyn
Kaxda.net
LuuqCapital
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Ogaalka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Saadaalnews
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun
WAR DEG DEG AH:- Wafdi ka socda IGAD oo soo gaaray magaalada Muqdisho iyo kulamo ay haatan la qaadanaayaan ra'iisul wasaare Saacid.
May 17 2013 13:30:56
Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho ay goor dhaw soo gaareen wafdi ka socda Urur gobaleedka IGAD, kuwaas oo ay wacday dowladda Soomaaliya, waxaana haatan ay kulamo la qaadanaayaan ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Talaabo ceeynkee ah ayeey dowladda Soomaaliya ka qaadan doontaa arinta ka taagan magaalada Kismaayo.
May 17 2013 11:29:30
Dowladda Soomaaliya waa fedaraal, hadana waxaa waajib qaran uu ka saaran yahay inay la socoto wax walba oo ka jira dalka Soomaaliya, hadii dhibaato ay dhacaanna iyada ayaa lagula xisaabtamaayaa.
Maxaa maanta ka cusub magaalada Kismaayo oo mudooyinkiii dambe xaalad kacsanaan ay ka jirtay.
May 17 2013 10:38:46
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose maanta jawi ahaan aad ayeey u degan tahay, inkastoo shacabka ay xilli walba ka baqanaayaan in dushooda lagu dul dagaalo marka loo eego ciidamada magaaladaasi ku wada sugan.
Dagaal qasaare geeystay oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Bakool.
May 17 2013 08:49:40
Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramaayaa inuu ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Bakool, waxaana dagaalkaasi uu geeystay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.
Warar sheegaaya ciidamo ka mid ah dowladda Soomaaliya oo ka tagay Gedo oo ku dhaw Kismaayo.
May 17 2013 08:41:03
Wararka ka imaanaaya gobalada Jubooyinka iyo Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka mid ah kuwa dowladda Soomaaliya ay ka amba baxeen gobalka Gedo, kuwaas oo ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.
C/naasir Seeraar "Dowladda qasab ayeey ku taageeri doontaa maamulka Jubaland"
May 17 2013 08:36:47
C/naasir Seeraar oo ah afhayeenka maamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo ka jiray ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si qasab ah ku taageeri doonto maamulka Jubaland ee uu hogaaminaayo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), isaga oo sheegay in si sharci ah maamulkaasi loo dhisay.
DHAGEEYSO WAREEYSIGA:- Sheekh Xasan Daahir Aweys oo afkii kala furtay sir badanna kashifay (AKHRISO).
May 17 2013 08:22:43
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadlay arimo aad iyo aad u badan islamarkaana waxa uu kashifay sir badan oo ku saabsan arimaha Al-shabaab.
Dowladda Soomaaliya oo maanta war-saxaafadeed kasoo saartay arimaha gobalada Jubooyinka.
May 16 2013 18:01:08
Waxaa maalintii shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose lagu kala doortay laba madaxweyne ee maamulka Jubaland ka taliya, waxaana arintaasi si aad ula yaabay shacab aad u badan.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta warqadihii safiirnimo ka gudoomay safiirka koonfurta Korea ee Soomaaliya.
May 16 2013 13:47:46
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay safiirka cusub ay dowladda koonfurta Korea usoo magaacaawday Soomaaliya Kim Chan-Woo, si uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee safiirnimo.
Barre Hiiraale oo maanta loo caleema saaray xilka madaxweyne ee maamulka Jubaland.
May 16 2013 13:11:25
Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta waxaa loo caleema saaray xilka madaxweyne ee maamulka Jubaland, ka dib markii uu sheegay inuu yahay madaxweynaha rasmiga ah ee maamulkaasi.
Odayaashii ku xanibnaa garoonka Kismaayo oo loo ogolaaday inay gudaha u galaan magaaladaasi.
May 16 2013 13:07:19
Iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ay ku xayirnaayeen Odayaal iyo shacab aad u badan ayaa hadana waxaa u suurta gashay inay gudaha u galaan magaaladaasi.
Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri doorashadii madaxweynaha maamulka Jubaland ee Kismaayo ka dhacday.
May 16 2013 11:22:28
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay doorashada madaxweynayaasha maamulka Jubaland ee maalintii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, halkaasi oo laba madaxweyne looga dhawaaqay.
Page 2 of 12 < 1 2 3 4 5 > >>





Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2013 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved