HOME WARARKA ILA QOSOL SHEEKOOYINKA FIKRADAHA SOMALI LINKS CONTACT US Wednesday, May 04, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Sheekh Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray kana hadlay uljeedka safarkiisa.
Posted by Caagane on September 07 2013
Wafdi uu horkacaayo gudoomiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.
DEG DEG:- Qaraxyo qasaare geeystay oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.
Posted by Caagane on September 07 2013
Warar goordhaw nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in laba qarax oo aad u xoogan ay goordhaw ka dhaceen agagaarka guriga hooyooyinka oo ku yaala degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho.
Wariye Maxamed Shaqalle oo la xiray iyo sababta loo xiray aan ilaa iyo haatan la ogeyn.
Posted by Caagane on September 07 2013
Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay wariye lagu magacaabo Maxamed Shaqalle Canshuur oo ka mid ah shaqaalaha Somsat TV ee uga soo warama halkaas.
Itoobiya oo shaaca ka qaaday inay dhex dhexaadinayso dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland.
Posted by Caagane on September 07 2013
Dowladda dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in heshiis dhex dhexaadin ah ay dhex dhigeeyso dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo mudooyinkii dambe ahaa mid xiriirkooda aanay wanaagsanayn.
DAAWO VIDEO:- Wareeysi xasaasi ah oo lala yeeshay Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr kana hadlay arimo badan oo qarsoonaa.
Posted by Caagane on September 07 2013
Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo wareeysi xasaasi ah siiyay TV-ga Somali Channel xaruntiisa magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay arimo badan oo hore u qarsoonaa, isagoona sidoo kale ka hadlay arintii dhawaan uu ka dhawaajiyay ee ahaa in madaxweyne Xasan Sheekh uu xiriir la leeyahay Xarakada Al-shabaab.
Page 286 of 499 << < 283 284 285 286 287 288 289 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved