HOME · WARARKA · ILA QOSOL · SHEEKOOYINKA · FIKRADAHA · SOMALI LINKS · CONTACT US Monday, May 02, 2016
NAVIGATION
HOME
WARARKA
ILA QOSOL
SHEEKOOYINKA
FIKRADAHA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US



RANDOM MEDIA


SOMALI LINKS
Alimuse.com
Allbulsho
AminArts
BBC Somali
Daarulcilmi
Dauus
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraanweb
Hoosingow
Juba
Kaxda.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun


Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada London fariin culusna gudbin doono.
Posted by Caagane on June 14 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wehliyo wasiirka maaliyadda Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa maanta kasoo degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaasna kulamo kula qaadan doono madax ka tirsan G8ka.
Dowladda Soomaaliya oo maanta la wareegtay gacan ku haynta deegaano ka tirsan gobalka Sh/hoose.
Posted by Caagane on June 14 2013
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaano ka tirsan gobalka Sh/hoose oo ay hore u maamulayeen Xarakada Al-shabaab.
Ra’iisul wasaare Saacid oo si aad usoo dhaweeyay go'aanka ay Qaramadda Midoobay ku taageertay dadaalka dowladdu ugu jirto xasilinta Jubboyinka.
Posted by Caagane on June 14 2013
Ra'iisul wasaaraha xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa si weyn u soo dhaweeyay go'aanka golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku taageereen doorka dowladda ee ku aadan xasilinta dalka.
Somaliland oo kasoo horjeesatay in xafiiska UNSOM laga furo deegaanada ay ka arimiyaan.
Posted by Caagane on June 14 2013
Maamulka Somaliland ayaa si cad uga soo horjeestay in hay'adda Qaramada Midoobay ay xafiiska cusub ee UNSOM ka furato deegaanada ay ka arimiyaan maamulkaasi, iyadoona taas ay ku sheegeen inaysan ogolaan doonin.
Qaramada Midoobay oo si walaac ah uga hadashay xaaladda culus oo ka taagan gobalada Jubooyinka ee Soomaaliya.
Posted by Caagane on June 14 2013
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war-saxafadeed uu soo saaray waxaa lagu sheegay in goluhu uu aad uga walaacsan yahay xaaladda aan wanaagsaneyn ee ka taagan gobalada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.
Page 413 of 499 << < 410 411 412 413 414 415 416 > >>




Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2016 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved