HOME · RIWAAYADO · WARARKA · FIKRADAHA · ILA QOSOL · SOMALI LINKS · CONTACT US Monday, May 20, 2013
NAVIGATION
HOME
RIWAAYADO
WARARKA
FIKRADAHA
ILA QOSOL
MUUQAALADA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US
BBC SOMALI
WARKA 04:00 GMT
WARKA 11:00 GMT
WARKA 14:00 GMT
WARKA 18:00 GMT
VOA SOMALI
WARKA 06:30 AM
WARKA 04:00 PM
WARKA 07:00 PM
FIND US ON FACEBOOK
Random media




SOMALI LINKS
Aarannews
Alimuse.com
Allsomali
Allsomali24
AminArts
Baledweyn
BBC Somali
Ceelbuurnews
Daarulcilmi
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraannet
Hiiraanweb
Hoosingow
Jilibweyn
Kaxda.net
LuuqCapital
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Ogaalka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Saadaalnews
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun
Ciidamo taageera Axmed Madoobe oo soo gaaray magaalada Kismaayo iyo dhaq dhaqaaqyo ka socda magaaladaasi.
May 18 2013 09:42:27
Wararka ka imaanaaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi ay soo gaareen ciidamo badan oo taageera Axmed Madoobe, kuwaas oo ka kala yimid sida la sheegay deegaanada dhanka Kilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.
Sheekh Fu'aad Shongole "Meel walba oo cadowga ay joogaan kala joogsi malahan duulaanada aan ku qaadeeyno"
May 18 2013 09:06:45
Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf (Fu'aad Shongole) oo kamid ah saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay inay sii xoojin doonaan weerarada ka dhanka ah ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka Soomaaliya.
Yuusuf Indha Cade "Dowladda amaankii Muqdisho ayeey ka adkaan la'dahay maxay Jubooyinka ka doonee"
May 18 2013 08:59:50
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade) ayaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay amaan xumida ka jirta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana uu sheegay in dowladda ay tahay mid aan shacabkeeda u daneeneyn.
Somaliland oo maanta u dabaal degaysa 18-ka May oo ay sheegaan in Soomaaliya ay ka go'een.
May 18 2013 08:48:22
Maamulka Somaliland ayaa maanta u dabaal degaaya 18-ka May oo ku beegan markii 22-sano ka hor ay sheegeen inay ka go'een Soomaaliya inteeda kale, islamarkaana ay yihiin dal madax banaan.
Qarax ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe.
May 18 2013 08:41:07
Waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ka dhacay qarax Bam oo lala eegtay ciidamo ka mid ah kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa saldhiga magaaladaasi.
Wafdi IGAD ka socda oo maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.
May 18 2013 08:39:28
Waxaa maanta la filaayaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ay gaaraan wafdi balaaran oo ka socda urur gobaleedka IGAD, kuwaas oo maalintii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.
Al-shabaab oo dhawaan la filaayo in laba garab ay noqdaan iyo dagaalo laga cabsi qabo inuu dhex maro.
May 17 2013 14:45:03
Waxaan daah saarneen in xilligaan uu khilaaf kii ugu xooganaa ebed uu ku kala dhex jiro saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-shabaab, iyadoona filashada dhaw ay tahay inay laba u kala qeyb samaan.
Dibad bax lagu tageeraayay Axmed Madoobe oo maanta ka dhacay magaalada Garoowe.
May 17 2013 14:18:17
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ka dhacay dibad bax balaaran oo lagu taageeraayay madaxweynaha maamulka Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), in kastoo dad badan ay noqdeen madaxweynayaasha maamulkaasi.
Gudoomiyaha baarlamaanada wadamada Carabta oo maanta magaalada Muqdisho soo gaaray.
May 17 2013 13:40:15
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray gudoomiyaha baarlamaanka wadamada Carabta Axmed Maxamed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayay, iyadoona si diiran loo soo dhaweeyay.
WAR DEG DEG AH:- Wafdi ka socda IGAD oo soo gaaray magaalada Muqdisho iyo kulamo ay haatan la qaadanaayaan ra'iisul wasaare Saacid.
May 17 2013 13:30:56
Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in magaalada Muqdisho ay goor dhaw soo gaareen wafdi ka socda Urur gobaleedka IGAD, kuwaas oo ay wacday dowladda Soomaaliya, waxaana haatan ay kulamo la qaadanaayaan ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Talaabo ceeynkee ah ayeey dowladda Soomaaliya ka qaadan doontaa arinta ka taagan magaalada Kismaayo.
May 17 2013 11:29:30
Dowladda Soomaaliya waa fedaraal, hadana waxaa waajib qaran uu ka saaran yahay inay la socoto wax walba oo ka jira dalka Soomaaliya, hadii dhibaato ay dhacaanna iyada ayaa lagula xisaabtamaayaa.
Maxaa maanta ka cusub magaalada Kismaayo oo mudooyinkiii dambe xaalad kacsanaan ay ka jirtay.
May 17 2013 10:38:46
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose maanta jawi ahaan aad ayeey u degan tahay, inkastoo shacabka ay xilli walba ka baqanaayaan in dushooda lagu dul dagaalo marka loo eego ciidamada magaaladaasi ku wada sugan.
Page 3 of 14 < 1 2 3 4 5 6 > >>





Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2013 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved