HOME · RIWAAYADO · WARARKA · FIKRADAHA · ILA QOSOL · SOMALI LINKS · CONTACT US Sunday, May 19, 2013
NAVIGATION
HOME
RIWAAYADO
WARARKA
FIKRADAHA
ILA QOSOL
MUUQAALADA
SOMALI LINKS
SEARCH
CONTACT US
BBC SOMALI
WARKA 04:00 GMT
WARKA 11:00 GMT
WARKA 14:00 GMT
WARKA 18:00 GMT
VOA SOMALI
WARKA 06:30 AM
WARKA 04:00 PM
WARKA 07:00 PM
FIND US ON FACEBOOK
Random media




SOMALI LINKS
Aarannews
Alimuse.com
Allsomali
Allsomali24
AminArts
Baledweyn
BBC Somali
Ceelbuurnews
Daarulcilmi
Dayniile
Dhacdo
Geesguud
Hamarey
Hiiraan
Hiiraannet
Hiiraanweb
Hoosingow
Jilibweyn
Kaxda.net
LuuqCapital
Markacadeey
Markacadey.Net
Miisaanka
Ogaalka
Qaranimo
Radiomuqdisho
Saadaalnews
Shabelle
Sheekooyinka
Somalifox
Somalilinks
Somaliweyn
VOA Somali
Waasan
WORLD NEWSPAPERS
Al Ahram
Arab News
Daily Nation
Jamhuuriya
New York Times
The EA Standards
The Sun
Dowladda Soomaaliya oo maanta war-saxaafadeed kasoo saartay arimaha gobalada Jubooyinka.
May 16 2013 18:01:08
Waxaa maalintii shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose lagu kala doortay laba madaxweyne ee maamulka Jubaland ka taliya, waxaana arintaasi si aad ula yaabay shacab aad u badan.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta warqadihii safiirnimo ka gudoomay safiirka koonfurta Korea ee Soomaaliya.
May 16 2013 13:47:46
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay safiirka cusub ay dowladda koonfurta Korea usoo magaacaawday Soomaaliya Kim Chan-Woo, si uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee safiirnimo.
Barre Hiiraale oo maanta loo caleema saaray xilka madaxweyne ee maamulka Jubaland.
May 16 2013 13:11:25
Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa maanta waxaa loo caleema saaray xilka madaxweyne ee maamulka Jubaland, ka dib markii uu sheegay inuu yahay madaxweynaha rasmiga ah ee maamulkaasi.
Odayaashii ku xanibnaa garoonka Kismaayo oo loo ogolaaday inay gudaha u galaan magaaladaasi.
May 16 2013 13:07:19
Iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ay ku xayirnaayeen Odayaal iyo shacab aad u badan ayaa hadana waxaa u suurta gashay inay gudaha u galaan magaaladaasi.
Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri doorashadii madaxweynaha maamulka Jubaland ee Kismaayo ka dhacday.
May 16 2013 11:22:28
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay doorashada madaxweynayaasha maamulka Jubaland ee maalintii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose, halkaasi oo laba madaxweyne looga dhawaaqay.
Axmed Madoobe "Dhibaatadii Kismaayo ka dhacdaa dowladda Soomaaliya ayaa mas'uul ka ah"
May 16 2013 11:18:09
Madaxweyaha cusub ee maamulka Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in dowladda dowladda Soomaaliya ay mas'uul ka noqon doonto dhibaato walba oo ka dhacda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.
Taliska ciidamada AMISOM oo go'aan deg deg ah ka qaadanaaya ciidamada Kenya ee Jubooyinka jooga.
May 16 2013 09:55:46
Taliska ciidamada AMISOM ee dalka Soomaaliya ayaa markaan waxaa la filaayaa in go'aankii ugu dambeeyay ay ka qaataan ciidamada Kenya ee AMISOM ka mid ah islamarkaana ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose iyo meelo kale oo Jubooyinka ka mid ah.
Waa maxay hadal heeynta maanta ee shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo.
May 16 2013 09:51:30
Shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa maanta waxay yihiin kuwo arimo aad u badan hadal haaya, waxaana qaarkood ay ka baqanaayaan in lagu dul dagaalamo, ama dhibaato ay ka dul dhacdo.
Cumar C/rashiid "Waxaan marqaati ka nahay ayaa magaalada Kismaayo ka dhacay"
May 16 2013 09:45:54
Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegay in magaaladaas ay ka dhacday doorasho xur ah oo iyaga ay marag ka yihiin sida wax loo qabtay.
Howlgalo culus oo ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe.
May 16 2013 09:36:40
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay howlgalo aan caadi ahayn ka sameeyeen magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe, iyaga oo soo qab qabtay dad badan oo shacab ah.
C/weli Gaas "Dowladda Soomaaliya waa inay taageertaa maamulka Jubaland ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Madoobe"
May 16 2013 09:31:17
Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in si hagar la'aaneed ay u taageerto maamulka Jubaland gaar ahaan madaxweynaha maamulkaasi Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maalintii shalay loo doortay xilkaasi, isagoona soo dhaweeyay sida ay dooreashada u dhacday.
Dagaal laga baqaayo in Kismaayo uu ka dhaco iyo ciidamo badan oo magaaladaasi lagu arkaayo.
May 16 2013 08:58:18
Xaaladda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa maanta waxay tahay mid aad u cakiran islamarkaana ka bedalan xaaladda sidii hore, iyadoona laga baqanaayo inay faraha iskula tagaan ciidamada Raaskambooni iyo kuwo taabacsan Barre Hiiraale.
Page 4 of 14 < 1 2 3 4 5 6 7 > >>





Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2007-2013 Bulshoweyn.com | All Rights Reserved