Wararka
Puntland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay hub iyo maleeshiyo beeleed geysay Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay hub iyo maleeshiyo beeleed geysay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, …