Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Wararka

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) islamarkaana hore usoo noqday taliyihii ciidamada booliska ee gobolka Banaadir
Wararka

Saadaq Joon oo hanjabaad culus hawada u mariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

May 28, 2026
Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon), oo kamid ah siyaasiyiinta taageersan madaxweynaha Galmudug islamarkaana hore usoo noqday taliyihii ciidamada booliska …
Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya
Wararka

Dowladda federaalka oo ciidamo aad u badan ku daabuleysa magaalada Dhuusamareeb

May 28, 2026
Warar lagu kalsoon yahay oo soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay ciidamo aad u badan oo ka …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda amniga iyo muranka siyaasadeed ee dalka
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda amniga iyo muranka siyaasadeed ee dalka

May 27, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay masjidka isbahaysiga ee magaalada Muqdisho, kadib salaaddii ciidda, kaga …
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor)
Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor oo shuruudo adag ku xiray in Galmudug laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod

May 26, 2026
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in guddigii ka koobnaa afarta xubnood ee u tagay Madaxweynaha …
Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka oo haatan kulan ku leh Muqdisho
Wararka

Siyaasiyiinta mucaaradka oo maanta kulan xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed

May 26, 2026
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta kulan xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kaas oo …
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland
Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland

May 25, 2026
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay xubno ka tirsan bulshada rayidka
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay xubno ka tirsan bulshada rayidka

May 25, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xubno ka socday bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo uu …
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shaaciyay in xaaladda dalka uu ku socdo waddo halis ah
Wararka

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shaaciyay in xaaladda dalka uu ku socdo waddo halis ah

May 24, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka oo ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, …
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta kormeer ku tagay xerada tababarka TurkSom
Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maanta kormeer ku tagay xerada tababarka TurkSom

May 24, 2026
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer ku tagay xerada tababarka ciidamada ee …
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya
Wararka

Hay’adda socdaalka oo isbeddel ku sameeysay nidaamka safarka muwaadiniinta u safraya dalka Masar

May 24, 2026
Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday isbeddel cusub oo lagu sameeyay nidaamka safarka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safraya …

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 … 62 »

OIC holds emergency meeting on Somalia after Israeli recognition of Somaliland

Somalia takes steps towards international vessels' operations

Somalia takes steps towards international vessels’ operations

African Union Peace and Security Council Condemns Israel’s Recognition of Somaliland, Reaffirms Support for Somalia’s Unity

Long prison sentences for debtors causes ruin for families

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!