Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Wararka

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo go'aanno culus kasoo saaray xaaladda amniga ee deegaanadaas
Wararka

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo go’aanno culus kasoo saaray xaaladda amniga ee deegaanadaas

June 13, 2026
Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa yeeshay kulan looga arrinsanayay xaaladda amniga deegaanada maamulkaasi, iyadoo kulankaasi lagu lafa-guray qorshayaasha lagu …
Hay'adda NISA oo gacanta ku dhigtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsan lahaa qaraxyo
Wararka

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsan lahaa qaraxyo (SAWIRRO)

June 12, 2026
Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu fashiliyey walxo kiimiko …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay saameynta dagaaladii dhawaan ka dhacay Muqdisho
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii ugu horeysay ka hadlay saameynta dagaaladii dhawaan ka dhacay Muqdisho

June 12, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadlay saameynta uu reebay dagaaladii u dhaxeeyay …
Garsooraha heerka caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar C/qaadir Cartan
Wararka

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doonno ciyaarta PSG iyo Aston Villa ee UEFA Super Cup

June 11, 2026
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar C/qaadir Cartan, ayaa dhex-dhexaadin doonno ciyaarta UEFA Super Cup 2026, oo dhex-mari doonto kooxaha …
Sheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah u la wareegay hoggaanka cusub ee Koonfur Galbeed
Wararka

Sheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah u la wareegay hoggaanka cusub ee Koonfur Galbeed

June 11, 2026
Hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u la …
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Wararka

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay xaaladda ka taagan xaafadda Goley ee degmada C/casiis

June 11, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda kacsan ee ka taagan xaafadda Goley …
Garsoore Cumar C/qaadir Cartan oo maanta si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho
Wararka

Garsoore Cumar C/qaadir Cartan oo maanta si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

June 10, 2026
Garsooraha heerka caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar C/qaadir Cartan, ayaa maanta si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha …
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Hillary Clinton
Wararka

Hillary Clinton oo dhaleeceysay go’aanka loogu diiday garsoore Soomaaliyeed inuu galo Mareykanka

June 9, 2026
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, Hillary Clinton, ayaa dhaleeceysay go’aanka maamulka Donald Trump ee loogu diiday garsooraha Soomaaliyeed Cumar …
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar C/qaadir Cartan
Wararka

Garsoore Soomaaliyeed Cumar C/qaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka

June 9, 2026
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar C/qaadir Cartan, ayaa ka haray ka qeybgalka Koobka Adduunka 2026 kadib markii loo diiday …
Taliyaha qaybta booliska gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (Macallin Mahdi)
Wararka

Taliska booliska gobolka Banaadir oo hub badan kusoo bandhigay Elite Hotel ee magaalada Muqdisho

June 8, 2026
Taliska booliska gobolka Banaadir ayaa maanta Elite Hotel ee ku yaalla degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho kusoo bandhigay hub fara …

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 … 74 »
Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister

Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister

Somalia denies US allegation that it destroyed food aid warehouse

Somalia denies US allegation that it destroyed food aid warehouse

US Warplanes Crash in Kuwait After Being Mistakenly Targeted by Air Defenses

US Warplanes Crash in Kuwait After Being Mistakenly Targeted by Air Defenses

African Union Peace and Security Council Condemns Israel’s Recognition of Somaliland, Reaffirms Support for Somalia’s Unity

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!