Wararka
Puntland oo ka hadashay weerarradii lagu qaaday guryaha Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Khayre
War-saxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland ayaa si adag loogu cambaareeyay weerarro lagu sheegay in ciidamada dowladda federaalka ay ku qaadeen …