Wararka
Dowladda Federaalka oo u ogolaatay madaxda Puntland iyo Jubbaland inay hub lasoo galaan Muqdisho
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ogolaatay in madaxweynayaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ay magaalada Muqdisho yimaadaan iyagoo wata ilaaladooda gaarka ah …