Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: July 2026

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariim Axmed Xasan
Wararka

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay ururrada ka qeyb gali doono doorashada Galmudug

July 8, 2026
Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska 35 urur siyaasadeed oo loo oggolaaday …
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Wararka

Farmaajo oo ka hadlay kulan dhexmaray wakiilo ka kala socda dowladda iyo xisbiga nabad iyo nolol

July 8, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa ka hadlay kulan shalay magaalada Muqdisho ku dhex maray wakiillo ka socday …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qeyb galay janaasada Imaam Maxamed Yuusuf Cali
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qeyb galay janaasada Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 7, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf …
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo kulan yeelanaya
Wararka

Dowladda federaalka iyo mucaaradka oo maanta kulan uga furmaya magaalada Muqdisho

July 7, 2026
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu ka furmo kulan u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku …
Wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka oo booqday furimaha dagaalka ee gobolka Sh/dhexe
Wararka

Wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka oo booqday furimaha dagaalka ee Sh/dhexe

July 7, 2026
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kaga qeyb galay xafladda caleemo-saarka Sheekh Aadan Madoobe
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo kaga qeyb galay xafladda caleemo-saarka Sheekh Aadan Madoobe

July 6, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhabo kaga qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed …
Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose
Wararka

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose

July 6, 2026
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Farsooley …
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Baydhabo
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray magaalada Baydhabo

July 6, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo si …
Labo nin oo laga soo qabtay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta la keenay Muqdisho
Wararka

Labo nin oo laga soo qabtay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta la keenay Muqdisho

July 6, 2026
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keentay laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Cabdi Maxamed …
Wafdi uu hoggaaminayo ra'iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Baydhabo
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Baydhabo

July 6, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, …

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 10 »

Egypt calls for ‘not remaining silent’ over Israel’s recognition of breakaway Somali region

President Trump postpones Iran strikes for five days

Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes

Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes

Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac

Somalia cancels all agreements with UAE over alleged sovereignty violations

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!