Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis iyo magacaabis maanta ku sameeyay golaha wasiirada

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar ka mid ah golaha wasiiradda Somaliland.

Wareegtadaan madaxweyne oo ay summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-880/062022 iyo JSL/XM/WM/222-881/062022 ayuu madaxweyne Musse Biixi u cuskaday in xilalka Qaranka ay yihiin mid meerto ah islamarkaana loo igmado ciddii hanan karta.

Wareegtada madaxweyne Muuse Biixi ayaa u qornayd sida hoos ku xusan:-