Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Opinion
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: June 2022

Wararka

Baarlamaanka oo maanta ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022-ka

June 30, 2022

Kullan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee …

Wararka

Meydka will dhalinyaro ah oo saakay laga helay xeebta magaalada Muqdisho

June 30, 2022

Waxaa saakay xeebta Kawaan Bari oo ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho laga helay meydka wiil dhalinyaro ah oo …

Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah xafiiskiisa uga shaqo bilaabay

June 29, 2022

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa …

Wararka

Dowladda federaalka oo ka jawaabtay eedeyntii uga timid Somaliland

June 29, 2022

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Somaliland ee la xiriirta inay musuq-maasuqday saamigii ay Somaliland ku laheyd …

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay xaalada caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

June 29, 2022

Afhayeenka madaxyooyadda Soomaaliya C/kariin Cali Kaar oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay …

Wararka

Aadan Madoobe iyo C/casiis Laftagareen oo kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho

June 29, 2022

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta kullan gaar ah magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka …

Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

June 28, 2022

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo dhawaan codka kalsoonida ka helay baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah …

Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse iyo C/casiis Laftagareen oo kullan gaar ah yeeshay

June 28, 2022

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa hoygiisa ku booqday ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre …

Wararka

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay hub iyo shaqsiyaad amni darro waday

June 28, 2022

Howlgal ay ciidamada booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir habeenkii xalay ka sameeyeen degmooyinka, Kaaraan, Yaaqshiid iyo Hiliwaa ee magaalada …

Wararka

Natiijo kasoo baxday guddigii loo xil-saaray baaritaanka weerar ka dhacay Gaalkacyo

June 28, 2022

Guddi ka kooban 6 xubnood ee dhawaan loo xil saaray baaritaanka weerarkii ay ciidamada Puntland ku qaadeen hoyga Nabadoon Yaasiin …

Posts navigation

1 2 … 11 »

Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth

June 25, 2022

Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday

June 25, 2022
  • Turkish Maarif schools bring hope to children in Somalia
    May 22, 2022
  • Migrant deaths increase in East and Horn of Africa
    May 22, 2022
  • Behind blast walls, Somali Parliament to choose new president
    May 13, 2022
  • Somaliland ‘marches to starvation’ as food is weaponised by war
    May 22, 2022
  • WHO warns of major measles, polio outbreaks
    April 29, 2022

Copyright © 2007 - 2023 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!