Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: August 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta si rasmi ah u furay shirweynaha koowaad ee badaha Soomaaliyeed
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta si rasmi ah u furay shirweynaha koowaad ee badaha Soomaaliyeed

August 4, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay shirweynaha koowaad ee badaha Soomaaliyeed, kaas oo lagu …
Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb galay sanad-guurada koowaad ee aas-aaska maamulka Waqooyi Bari
Wararka

Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb galay sanad-guurada koowaad ee aas-aaska maamulka Waqooyi Bari

August 4, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Laascaanood kala qeyb galay shacabka iyo hoggaanka maamulka Waqooyi Bari …
Xisbiga Towfiiq oo qaadacay natiijada doorashadii golaha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Galmudug
Wararka

Xisbiga Towfiiq oo qaadacay natiijada doorashadii golaha deegaanka iyo golaha wakiillada ee Galmudug

August 4, 2026
Xisbiga Towfiiq ayaa shaaciyay inuu qaadacay natiijada doorashadii golaha deegaanka iyo golaha wakiillada Galmudug ee ay ku dhawaaqeen guddiga madaxa-bannaan …
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay isimada dhaqanka Waqooyi Bari
Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay isimada dhaqanka Waqooyi Bari

August 3, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood kulan muhiim ah …
Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo qaab gacan-taag ah ku doortay guddoomiye cusub
Wararka

Guddiga doorashada ee guddoomiyaha golaha shacabka oo qaab gacan taag ku doortay guddoomiye cusub

August 3, 2026
Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah, ahna guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa kulankii …
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay waqti la qaatay shacabka magaalada Laascaanood
Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay waqti la qaatay shacabka magaalada Laascaanood

August 3, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo haatan safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, …
Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro)
Wararka

Somaliland oo si adag uga hadashay socdaalkii ra’iisul wasaare Xamse ee Laascaanood

August 3, 2026
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hadashay socdaalkii ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, uu ku tagay magaalada …
Ra'iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Laascaanood (SAWIRRO)
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Laascaanood (SAWIRRO)

August 2, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee …
Wasiirka arrimaha dibadda oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Aljeeriya
Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Aljeeriya

August 2, 2026
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, C/salaam Cabdi Cali, ayaa waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub …
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Xamse oo ku wajahan magaalada Laascaanood

August 2, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Laascaanood ee …

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 »

AU Commission Chairperson and UAE Minister Hold High-Level Talks on Peace, Security, and Stability in the Horn of Africa

Why is Somaliland strategically important and why has Israel officially recognised it?

Working with Saudi-led Partners to Void Israel’s Somaliland Recognition

OIC holds emergency meeting on Somalia after Israeli recognition of Somaliland

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!