Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: October 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray markabkii Turkiga ee shidaalka ka qodaya biyaha Soomaaliya
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray markabkii Turkiga ee shidaalka ka qodaya biyaha Soomaaliya

October 16, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Turkiga laga leeyahay ee Çağrı Bey, kaas oo hawlgallo …
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir
Wararka

Fahad Yaasiin oo si cajiib ah u dhaliilay hadalkii kasoo yeeray madaxweyne Xasan Sheekh

October 16, 2026
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo haatan ka mid ah siyaasiyiinta …
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo
Wararka

Farmaajo oo ka horyimid jadwalka doorashooyinka ee uu soo saaray guddiga doorashada qaranka

October 15, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa si adag uga horyimid jadwalka doorashooyinka uu ku dhawaaqay guddiga madaxa bannaan …
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre
Wararka

Dowladda federaalka oo soo dhaweysay jadwalka doorashada uu shaaciyay guddiga doorashooyinka

October 15, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay jadwalka doorashooyinka dalka ee uu shaaciyay guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha, kaas …
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariim Axmed Xasan
Wararka

Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha iyo baarlamaanka

October 15, 2026
Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa shaaciyay taariikhaha la qorsheeyay in la qabto doorashada xildhibaannada labada aqal ee …
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka sheekeeyay qaabkii uu uga badbaaday qaraxii Zoobe
Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka sheekeeyay qaabkii uu uga badbaaday qaraxii Zoobe

October 14, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabkii uu uga badbaaday qaraxii weynaa ee 14-kii …
Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya
Wararka

Xildhibaanada baarlamaanka oo ansixiyay hindise-sharciyeedka dambiyada kufsiga iyo anshax-xumada

October 14, 2026
Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kaas oo qeyb ka ahaa …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la yeeshay safiirrada dalalka Carabta ee Soomaaliya
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la yeeshay safiirrada dalalka Carabta ee Soomaaliya

October 13, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirrada dalalka Carabta ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagu gorfeeyay …
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka
Wararka

Ilhaan Cumar oo ka hadashay baaritaankii lagu sameeyay gurigeeda ku yaalla Washington DC

October 13, 2026
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay baaritaan la sheegay in saraakiil federaal ah ay …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qayb galay munaasabad heer qaran oo ka dhacday Muqdisho
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qayb galay munaasabad heer qaran oo ka dhacday Muqdisho

October 12, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo lagu maamuusay maalinta calanka Soomaaliyeed …

Posts pagination

« 1 2 3 4 5 »

President Trump postpones Iran strikes for five days

The secret mission to fly a former Somali president's body back home

The secret mission to fly a former Somali president’s body back home

Somalia takes steps towards international vessels' operations

Somalia takes steps towards international vessels’ operations

Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'

Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’

  • Why Somalia’s president turned against his former ally, the UAE
    Why Somalia’s president turned against his former ally, the UAE
  • Somalia vows not to allow its territory to fuel conflicts in Yemen, Sudan
    Somalia vows not to allow its territory to fuel conflicts in Yemen, Sudan
  • UAE hits back after Somalia orders Emirati ambassador out
    UAE hits back after Somalia orders Emirati ambassador out
  • Shirka Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya
    Somalia orders UAE Ambassador to leave within 72 hours
  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!