Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: October 2026

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre
Wararka

Xasan Cali Khayre oo si adag uga hadlay xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho

October 12, 2026
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag uga hadlay xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho ee la …
Wasiirka gaashaandhiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi
Wararka

Wasiirka gaashaandhigga oo mucaaradka ku eedeeyay inay wadaan daandaansi iyo abaabul dagaal

October 12, 2026
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qoraal uu xalay ku baahiyay bartiisa Facebook kaga hadlay xiisadda siyaasadeed ee u …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka UK u fadhiya Soomaaliya
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirka UK u fadhiya Soomaaliya

October 11, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta madaxtooyada Qaranka kulan kula yeeshay safiirka UK u fadhiya Soomaaliya, Charles King, iyagoo …
Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA)
Wararka

Hay’adda NISA oo war-saxaafadeed kasoo saartay xiisada ka taagan magaalada Muqdisho

October 11, 2026
Hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA) ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay 11-kii Oktoobar 2026 kaga hadashay xiisadda amni ee degmada …
Ra'iisul wasaare Xamse oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Liibiya
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Liibiya

October 10, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo ergayga wasaaradda warshadaha iyo …
Siyaasi caan ah oo ka tirsanaa Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho
Wararka

Siyaasi caan ah oo ka tirsanaa Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

October 10, 2026
Liibaan Al-Cadaala oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaas oo …
Xildhibaan Kilwe oo ka hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa
Wararka

Xildhibaan Kilwe oo ka hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweyne Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa

October 10, 2026
Xildhibaan Kilwe Aadan oo laga soo doorto gobolka Sanaag ayaa walaac ka muujiyay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari, …
Sheekh Shariif oo sheegay in dowladda Xasan Sheekh ay qorsheynayso inay weerarto mucaaradka
Wararka

Sheekh Shariif oo sheegay in dowladda Xasan Sheekh ay qorsheynayso inay weerarto mucaaradka

October 8, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inay safarkiisii Imaaraadka Carabta u …
Ciidamada ammaanka ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Wararka

Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay Baydhabo iyo ammaanka magaalada oo si weyn loo adkeeyay

October 8, 2026
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada iyo nawaaxigeeda, …
Madaxweyne Erdogan oo shaaciyay in dalkiisa uu Soomaaliya ka bilaabay dhisidda xarun hawada sare
Wararka

Madaxweyne Erdogan oo shaaciyay in dalkiisa uu Soomaaliya ka bilaabay dhisidda xarun hawada sare

October 6, 2026
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyay in dalkiisu uu Soomaaliya ka bilaabay dhismaha xarun hawada sare (Spaceport), taas oo …

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 »
WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis

WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis

Egypt calls for ‘not remaining silent’ over Israel’s recognition of breakaway Somali region

Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink

Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink

Why is Somaliland strategically important and why has Israel officially recognised it?

  • Why Somalia’s president turned against his former ally, the UAE
    Why Somalia’s president turned against his former ally, the UAE
  • Somalia vows not to allow its territory to fuel conflicts in Yemen, Sudan
    Somalia vows not to allow its territory to fuel conflicts in Yemen, Sudan
  • UAE hits back after Somalia orders Emirati ambassador out
    UAE hits back after Somalia orders Emirati ambassador out
  • Shirka Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya
    Somalia orders UAE Ambassador to leave within 72 hours
  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!