Wararka
Wasiir ku-xigeenkii ganacsiga iyo warshadaha oo iska casilay xilkii uu ka hayay dowladda federaalka
Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed (Abukaate), ayaa maanta si rasmi ah …