Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: July 2022

Wararka

Booliska UK oo bilaabay baaritaan ku aadan arrinta uu ka dhawaajiyay Mo Farah

July 14, 2022
Waxaa warbaahinta caalamka qabsaday muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya balse haysta dhalashada …
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo C/raxmaan C/shakuur oo gaaray magaalada Garoowe

July 14, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha dalka Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo RW Xamse oo qadka teleefanka kula xiriiray madaxweyne Deni

July 13, 2022
Waxaa habeenkii xalay xarunta madaxtooyadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kullan xasaasi ah ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ra’iisul …
Wararka

Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka oo kullan ku yeeshay magaalada Hargeysa

July 12, 2022
Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland kullan ku yeeshay hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka iyo xukuumada Somaliland. Kullankan ayaa ahaa mid …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo heshiis la saxiixay dhiggiisa dalka Eritrea

July 12, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah maalmihii ugu dambeysay ku joogay magaalada Asmara ee …
Wararka

Diyaarad ay la socotay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya oo laga celiyay magaalada Boosaaso

July 11, 2022
Maamulka Puntland ayaa la sheegayaa in magaalada Boosaaso ay ka celiyeen diyaarad ay la socotay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya Sacdiya Yaasiin …
Wararka

Banaanbax aad u ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

July 11, 2022
Banaaanbax aad u ballaaran islamarkaana lagu taageerayo booqashada uu madaxweyne Xasan Sheekh dhawaan ugu tagay dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka ciidan …
Wararka

SAWIRO:- Madaxweyne Xasan oo booqday ciidanka Soomaaliya ee tababarka u joogay Eritrea

July 10, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo afar maalmood ah booqasho ku jooga dalka Eritrea ayaa booqday ciidamada Soomaaliya ee …
Wararka

Faah-faahin:- Askari ka tirsan ciidanka booliska oo xaafadda Gubta ku toogtay taliye ciidan

July 10, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa askari ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo maanta xaafadda Gubta, gaar ahaan waaxda Barwaaqo …
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Eritrea

July 9, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ka amba-baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo …

Posts pagination

« 1 2 3 … 6 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!