Duulimaadyada ka jiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho oo maanta dib loo bilaabay
Waxaa maanta oo Isniin ah dib loo fasaxay duulimaadyadii ka jiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii …
Waxaa maanta oo Isniin ah dib loo fasaxay duulimaadyadii ka jiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii …
Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ka hadlay doorashada ka dhacday Soomaaliya, isagoona hambalyo u diray madaxweynaha 10-aad …
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni oo ka mid ahaa musharixiinta ku tartamaysay xilka madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya ayaa guul-daradiisa …
Ra’iisul wasaaraha KMG ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay saqdii dhexe …
Waxaa goordhaw soo idlaaday wareegii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku tartamayeen labada …
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa goordhaw ku dhawaaqay natiijadda kama dambeyska ah ee wareega …
Waxaa goordhaw soo gaba-gaboobay wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku tartamayeen illaa 4 …
Waxaa goordhow soo gaba-gaboobay wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay ku tartamayeen illaa 36 …
Waxaa habeenkii xalay illaa saakay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka socda ololihii ugu adkaa islamarkaana ah kii ugu …
Copyright © 2007 - 2024 | Bulshoweyn Online