Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: June 2022

Wararka

Ciidanka DANAB oo howlgalo qorsheysan ku galay deegaano ka tirsan gobolka Sh/hoose

June 6, 2022
Ciidamada kumaandooska ee DANAB ayaa la sheegayaa inay howlgalo qorsheysan ku galeen deegaanada Toora-toorow iyo Caliyoow Baaroow oo ka tirsan …
Wararka

Askar ka tirsan NISA iyo kuwa xoogga dalka oo dil toogasho ah lagu xukumay

June 6, 2022
Maxkamadda qeybta 27-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday 4 askari oo ka kala tirsan …
Wararka

Wafdi ka socda dalka Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

June 5, 2022
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee …
Wararka

Wariye Cumar Seerbiya oo lagu xiray garoonka diyaadaha magaalada Hargeysa

June 5, 2022
Ciidamo ka tirsan booliska Somaliland ayaa la sheegayaa in garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ay ku xireen Cumar Xasan …
Wararka

Xiisad ka taagan Somaliland iyo ciidamo badan oo lagu daadiyay waddooyinka Hargeysa

June 5, 2022
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad aad u …
Wararka

La taliyaha amniga Qaranka ee madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay warar laga faafiyay

June 4, 2022
Xuseen Macalin Maxamed oo ah La taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u beeniyay warar …
Wararka

Duqeyn ka dhacday gobolka J/hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

June 4, 2022
Illaa 5 ka mid ah Al-shabaab ayaa la sheegayaa in lagu dilay duqeyn ay ciidamada Mareykanka ka geysteen meel u …
Wararka

C/raxmaan C/shakuur oo markii ugu horeysay ka hadlay sharci ahaanta xildhibaanimadiisa

June 3, 2022
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha dalka xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markii ugu horeeysay …
Wararka

Faah-faahin:- Gaari ciidan oo maanta jiiray mooto bajaaj ay saarnaayeen gabdho aroos u socday

June 3, 2022
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa shil khasaaro geystay oo maanta ka dhacay laamiga degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, …
Wararka

Guddoomiyaha degmada Afgooye Abuukar Maxamed Cumar oo shaqo joojin lagu sameeyay

June 3, 2022
Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeysay guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose Abuukar …

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!