Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: July 2022

Wararka

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jabuuti

July 17, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay magaalada Jowhar

July 17, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu weeraray …
Wararka

Faah-faahin:- Qarax aad u xoogan oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar

July 17, 2022
Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray hoteel Nuur Doob oo ku yaallo magaalada …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti

July 16, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya

July 16, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa kullan kula yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya Kate Foster. …
Wararka

Faah-faahin:- Ganacsade caan ah oo xalay lagu dilay duuleedka Muqdisho

July 16, 2022
Kooxo hubeysan ayaa fiidnimadii xalay duuleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan tabeelaha Sheekh Ibraahim ku dilay ganacsade caan ka ahaa deegaanka …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo heshiis rasmi ah la galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

July 15, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan soo gaaray dalka Kenya ayaa halkaasi kullan kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi Uhuru Kenyatta, …
Wararka

Madaxweyne Deni oo ka hadlay arrintii ka dhacday magaalada Boosaaso

July 15, 2022
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/laahi Den oo ka hadlaayay munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka …
Wararka

Faah-faahin:- Macalin dugsi Quraan oo xalay lagu dilay xaafad ka tirsan magaalada Muqdisho

July 15, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa Macalin dugsi Quraan oo kooxo hubeysan habeenimadii xalay ku dishay xaafad ka tirsan degmada …
Wararka

Cumar Filish oo maanta booqday waddooyin ay xireen biyaha roobkii da’ay

July 14, 2022
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid waddooyinka caasimadda oo uu …

Posts pagination

1 2 … 6 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!