Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Eritrea

July 9, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ka amba-baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo …
Wararka

Madaxweyne Muuse Biixi oo eedeyn culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

July 9, 2022
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qeyb-galay tukashada salaadda ciiddul Adxa ayaa shacabka u jeediyey khudbad uu diiradda ku …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse oo soo saaray baaq ku socda shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed

July 9, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa munaasabadda Ciidul-adxaa ugu hambalyeeyay guud ahaan ummadda Islaamka ah, gaar ahaanna …
Wararka

Axmed Madoobe oo maanta booqday ciidamada ku sugan jiida hore ee dagaalka

July 8, 2022
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciidda awgeed ciidamada darawiishta …
Wararka

Dib u dhac ku yimid heshiiskii ganacsi oo ay kala saxiixan lahaayeen Soomaaliya Iyo Kenya

July 8, 2022
Dib u dhac ayaa la sheegayaa inuu ku yimid heshiis dib loogu soo celinayo arrimaha ganacsiga u dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya …
Wararka

Al-shabaab oo beenisay war kasoo baxay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

July 8, 2022
Al-shabaab ayaa si adag u beenisay war kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ahaa in ururka Al-shabaab …
Wararka

Mareykanka oo qorsheynaya in Somaliland uu la yeesho iskaashi dhinaca amniga ah

July 8, 2022
Guddiga adeega hubka aqalka wakiilada dalka Mareykanka ayaa waaxda difaaca ee dalkaasi usoo jeedisay in la amba qaado xiriir amni …
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

July 7, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeysay casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga ayaa …
Wararka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo maanta cafis u fidiyay maxaabiis kała duwan

July 7, 2022
Wareegto uu soo saaray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayuu cafis ugu fidiyay boqolaal maxaabiis ah oo ku xukuman dambiyada …
Wararka

Golaha wakiilada Puntland oo markale diiday inay ansixiyaan golaha maxkamadda sare

July 7, 2022
Kullan ay maanta magaalada Garoowe ku yeesheen golaha wakiilada maamulka Puntland ayaa waxay markale ku diideen inay ansixiyaan golaha maxkamadda …

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!