Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: May 2022

Wararka

Taliyaha cusub ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

May 29, 2022
Taliyaha cusub ee hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala …
Wararka

C/raxmaan C/shakuur oo kullan gaar ah la yeeshay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya

May 29, 2022
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha dalka C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta kullan gaar ah …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geeridii C/laahi Maxamed Shirwac

May 29, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee …
Wararka

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya oo xilka si rasmi ah ula wareegay

May 29, 2022
Munaasabad aad u ballaaran oo xalay ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa si rasmi ah …
Wararka

Abaartii ugu darneyd ebed oo ka jirta deegaano ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya

May 28, 2022
Abaaro baahsan ayaa laga soo sheegayaa inay ka jiraan deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolo ka tirsan maamulada …
Wararka

Mid ka mid ah askarta illaalada guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu dilay

May 28, 2022
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah askarta …
Wararka

Nabadoon caan ah oo lagu dilay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan

May 28, 2022
Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dishay Nabadoon Cali Maxamed Maxamuud (Cali Dheere), oo …
Wararka

Maxkamad ku taalla dalka Jabuuti oo xukun ku riday mas’uuliyiin xilal sare kasoo qabtay dalkaas

May 28, 2022
Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in maxkamad ku taalla dalkaasi ay min 3 sano oo xarig ah …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dastuurka inta uu qabyo naga yahay, siyaasad ahaan heshiis ma nihin”

May 27, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo habeenkii xalay ka qeyb galay munaasabad lagu abaal-marinayay guddiyadii kasoo shaqeeyay doorashadii …
Wararka

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka UNSOM

May 27, 2022
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo 5 bilood ah ugu daray muddo xilleedka howlgalka kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya …

Posts pagination

« 1 2 3 … 10 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!