
Muwaadin Soomaaliyeed oo saqdii dhexe xalay lagu dilay goobtiisa ganacsi
Kooxo hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe xaafadda South Gate ee ku taalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ku dishay …
Kooxo hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe xaafadda South Gate ee ku taalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ku dishay …
Kullan aan caaddi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay magacaabista taliyaha …
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku wareejisay lacag gaaraysa 9.6 million dollarka Mareykanka ah, taas oo ay ugu …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho kullan kula qaatay wafdi …
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay kullan natiijo la’aan kusoo …
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu sheegay 18 jir oo weerar culus ku qaaday …
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame u magacaabay Ergeyga gaarka ee u qaabilsan …
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda C/saciid Muuse Cali, …
Wareegto uu maanta soo saaray madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayuu ku magacaabay agaasime ku-xigeenka guud …
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka agaasimaha guud ee madaxtooyadda u magacaabay Xuseen Sheekh …
Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online