Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: June 2022

Wararka

SAWIRO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Abu Dhabi

June 19, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, …
Wararka

Ciidanka illaalada xildhibaan C/laahi Kulane oo maanta lagu xiray garoonka Aadan Cadde

June 19, 2022
Xildhibaan C/laahi Kulane Jiis oo hore uga mid ahaa saraakiisha hay’adda NISA ayaa la sheegayaa in labo kamid ah askartii …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisa ugu horeeyay maanta ugu dhoofay dalka Imaaraadka

June 19, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kadib markii …
Wararka

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo bilaabay kulamo uu codka kalsoonida ah ku raadinayo

June 19, 2022
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa haatan magaalada Muqdisho ka bilaabay kulamo gaar gaar ah inuu la …
Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta daah-furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare

June 18, 2022
Ra’iisul wasaaraha xilkiisa dhamaaday ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay imtixaanka shahaadiga ee …
Wararka

Kormeerihii wasaaradda waxbarashada gobolka Sh/hoose oo maanta la dilay

June 18, 2022
Kooxo hubeysan ayaa maanta degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ku dishay kormeerihii wasaaradda waxbarashada gobolka Sh/hoose ee maamulka Koonfur Galbeed …
Wararka

Wararkii ugu dambeeyay dagaal aad u xoogan oo saakay aroortii ka dhacay deegaanka Baxdo

June 17, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa dagaal aad u xoogan oo saakay aroortii ka dhacay deegaanka Baxdo oo qiyaastii 90km …
Wararka

Faah-faahin:- Nabadoon caan ah oo xalay lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo ee qeybta Puntland

June 17, 2022
Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland ku dishay Nabadoon Cabdiqani Xasan Waloore, oo ka mid …
Wararka

Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo maanta booqasho ugu tagay guddoomiyaha Aqalka Sare

June 16, 2022
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ugu tagay guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee …
Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukun ku riday lamaane dambi lagu helay

June 16, 2022
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday Dayib Macalin Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim oo lagu …

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 11 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!