Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: June 2022

Wararka

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho

June 9, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi …
Wararka

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

June 9, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Wafdiga …
Wararka

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo soo gaaray magaalada Muqdisho

June 9, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana halkaasi …
Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in la xiraayo waddooyinka Muqdisho

June 8, 2022
Ra’iisul wasaaraha KMG ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa ku dhawaaqay in gebi …
Wararka

Qaban-qaabada munaasabada caleema saarka madaxweynaha oo laga dareemayo Muqdisho

June 8, 2022
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya laga dareemayaa qaban-qaabadii ugu dambeysay ee munaasadda caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan …
Wararka

Madaxda Somaliland oo maanta kullan ka yeeshay xaaladaha adag ee abaarta iyo sicir bararka

June 8, 2022
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir guddoomiyay kullan ay yeesheen guddida dhaqaalaha ee golaha wasiirada Somaliland ayaa diiradda …
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

June 7, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka …
Wararka

Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha xajka ee sanadkaan

June 7, 2022
Qoraal kasoo baxay guddiga tartanka adeega xajka ee wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay …
Wararka

Ninkii dilay haweeney meydkeeda boosneer laga soo saaray oo maanta la qisaasay

June 7, 2022
Waxaa maanta meel fagaare ah oo ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay lagu qisaasay nin lagu magacaabi jiray …
Wararka

Wafdi ka socda dalka Jabuuti oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

June 6, 2022
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya soo gaaray wafdi hordhac u ah madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle …

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 11 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!