Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Aadan Madoobe oo maanta xilka kala wareegaya guddoomiyihii hore ee baarlamaanka

April 30, 2022
Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta lagu wadaa inuu si …
Wararka

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka oo maalinta berri kullan kuleh xarunta Villa Hargeysa

April 29, 2022
Waxaa maalinta berri oo Sabti ah la filayaa in xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan …
Wararka

Mareykanka iyo beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada Soomaaliya

April 29, 2022
Qoraal bayaan ah oo ay soo saareen beesha caalamka ayaa waxaa hambalyo loogu diray guddoomiyeyaasha iyo guddoomiye ku-xigeennadda labada aqal …
Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo kullan la qaatay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya

April 29, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kullan booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub golaha shacabka ee …
Wararka

Ninkii dilay Atooraha Badda oo gacanta lagu dhigay

April 29, 2022
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey dil habeenkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo loo geystay Isbatoore ka tirsanaa …
Wararka

Dhaawaca Jeneraal Maxamed Xaashi oo loo qaaday dalka Turkiga

April 29, 2022
Waxaa habeenkii xalay dalka Turkiga loo qaaday dhaawaca Jeneraal Maxamed Xaashi oo todobaadkii hore uu dhaawac culus kasoo gaaray qarax …
Wararka

NISA oo soo bandhigtay sarkaal la sheegay inuu kasoo goostay Al-shabaab

April 29, 2022
Taliska Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay hub iyo mid kamid ah saraakiisha Al-shabaab oo lagu …
Wararka

Faah-faahin:- Qarax ismiidaamin oo lala eegtay Maxamed Ibraahim Macalimuu

January 16, 2022
Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa la sheegayaa inuu isku qarxiyay gaari uu watay afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim …
Wararka

Maamulka Hirshabeelle oo amar culus dul-dhigay magaalooyinka Jowhar iyo B/weyne

January 16, 2022
Qoraal kasoo baxay maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in hubka noocyadiisa kala duwan laga soo dejiyo garoomada diyaaradaha ee ku …
Wararka

Guddoomiyihii guddiga doorashada Galmudug oo xil ka qaadis lagu sameeyay

January 12, 2022
Guddoomiyihii guddiga hirgelinta doorashada maamulka Galmudug (SEIT) Maxamed Daahir Guuleed ayaa xilka qaadis lagu sameeyay, kadib markii maanta ay kullan yeesheen …

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!