Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Faah-faahin:- Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

January 12, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa qarax xooggan oo si aad ah looga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee …
Wararka

Saciid Deni oo kullan aan caadi ahayn la yeeshay boqor Buurmadow

January 12, 2022
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa habeenkii xalay kullan aan caadi ahayn magaalada Muqdisho kula yeeshay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud …
Wararka

Cumar Filish oo mamnuucay banaanbax looga soo horjeedo madaxweyne Farmaajo

January 11, 2022
Kullan aan caadi aheyn islamarkaana uu shir guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) …
Wararka

Qaramada Midoobay oo qoraal kasoo saartay heshiiskii golaha wadatashiga qaran

January 10, 2022
Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay heshiiskii arrimaha doorashooyinka oo ay golaha wadatashiga Qaran …
Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad xasaasi ah u jeediyay shacabka Soomaaliyeed

January 10, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa markii ugu horeeysay jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlayay marxaladda siyaasadeed ee …
Wararka

Ciidanka Puntland oo xabsiga dhigay dad lagu eedeeyey barakicinta shacabka Boosaaso

January 5, 2022
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka booliska gobolkaasi ay xabsiga dhigeen qaar …
Wararka

Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta kullan culus la yeeshay ururrada bulshada rayidka

January 5, 2022
Golaha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kullan culus la yeeshay …
Wararka

Midowga Musharrixiinta oo dalabyo culus hordhigay Golaha Wadatashiga Qaran

January 5, 2022
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa dalabyo aad u culus oo ku aaddan doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuraastii horay loo doortay waxaa …
Wararka

RW Rooble oo wakiillada beesha caalamka kala hadlay dardar-galinta doorashooyinka

January 5, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan xubnaha kale ee golaha wadatashiga Qaranka ayaa kullan la …
Wararka

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Muqdisho

January 4, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa qarax lagu soo xiray gaari oo caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan …

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!