Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Somaliland oo shaacisay inay joojinayso Qaadka uga yimaada dalka Itoobiya

June 26, 2022
Ganacsatada Qaadka ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay inay gebi ahaan joojiyeen Qaadka ay ka keeni jireen dalka Itoobiya, iyagoona …
Wararka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta gaaray degmada Dhoobley

June 26, 2022
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose, halkaasi …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay waxyaabaha ay xukuumadiisa ka damacsan tahay Somaliland

June 26, 2022
Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalintii shalay codka kalsoonida ah ka helay baarlamaanka Soomaaliya …
Wararka

Kooxo burcad ah oo dhac ka geysanaysay xaafad ka tirsan Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

June 26, 2022
Ciidamada ammaanka xaafadda Daarusalaam ee degmada Yaaqshid ayaa maanta gacanta ku dhigay kooxo burcad hubeysan iyo mootooyin nooca bajaajta ah …
Wararka

Wasiirka maaliyadda C/raxmaan Beyle oo looga yeeray xafiiska xeer illaalinta guud ee Qaranka

June 25, 2022
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya ee dhawaan xilka ka degaya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa looga yeeray xafiiska xeer illaalinta guud ee Qaranka, …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray go’aankii maanta ee baarlamaanka

June 25, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey golaha shacabka ansixinta ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi …
Wararka

Xildhibaanada baarlamaanka oo codka kalsoonida ah siiyay ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre

June 25, 2022
Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kullan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa codka kalsoonida ah siiyay …
Wararka

Wiil iyo adeerkiis oo xalay lagu dilay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho

June 25, 2022
Koox ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dishay labo qof oo la sheegay inay …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta shaaciyay in laga helay feyraska cudurka COVID-19

June 24, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay …
Wararka

DEG DEG:- Mid ka mid ah darawalada mooto Bajaajta oo goordhaw lagu dilay xeebta Liido

June 24, 2022
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah darawalada …

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!