Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Month: May 2022

Wararka

XOG:- Taliyihii Nabad Sugidda iyo Sirdoonka NISA ee garoonka Aadan Cadde oo xilka laga qaaday

May 19, 2022
Taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Khadar Maxamuud (Khadar Sanka) ayaa la sheegayaa in xil ka qaadis …
Wararka

Sarkaal lagu dilay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay

May 19, 2022
Kooxo hubeysan ayaa maanta degmada Dharkenleey ee magaalada Muqdisho ku dishay sarkaal katirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray …
Wararka

Howlgal aan caadi ahayn oo lagu soo qabtay dhalinyaro badan oo ka dhacay Muqdisho

May 19, 2022
Ciidanka booliska dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay howlgal aad u culus oo amniga lagu sugayo ka sameeyay xaafaddo ka …
Wararka

SAWIRO:- Rooble iyo Axmed Madoobe oo maanta kullan gaar ah ku yeeshay Muqdisho

May 18, 2022
Ra’iisul wasaaraha KMG ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed …
Wararka

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay guushii doorashada ee Xasan Sheekh Maxamuud

May 18, 2022
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta hadal dheer ka jeediyay munaasabadda 31-aad ee lagu xusayay 18-ka MAY oo ka …
Wararka

SAWIRO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo kullan gaar ah la qaatay 5ta madaxweyne ee maamul goboleed

May 17, 2022
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kullan gaar ah la yeeshay 5ta madaxweyne ee maamul …
Wararka

XOG RASMI AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo maanta kullan albaabada u xiran yeeshay

May 17, 2022
Xog aynu ka helnay xarunta madaxtooyadda Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaysa in halkaasi ay kullan albaabada u xiran …
Wararka

Ciidamada ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo dib ula wareegay deegaanka Ceel-baraf

May 17, 2022
Wararka ugu dambeeyay ee laga helayo deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inay deegaankaasi ay haatan dib ula wareegeen …
Wararka

Faah-faahin:- Qarax ka dhacay goob maqaaxi oo ku taalla degmada Balcad

May 17, 2022
Waxaa faah-faahin dheeraad ah laga helayaa Bam-gacmeed maanta lagu weeraray goob maqaaxi ah oo ku taalla degmada Balcad ee gobolka …
Wararka

SAWIRO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo kullan la yeeshay taliyeyaasha Militeriga iyo Booliska dalka

May 16, 2022
Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kullan la yeeshay Taliyeyaasha ciidanka xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf …

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 10 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!