Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xil u magacaabay C/raxmaan C/shakuur Warsame

May 24, 2022
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame u magacaabay Ergeyga gaarka ee u qaabilsan …
Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda C/saciid Muuse

May 24, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda C/saciid Muuse Cali, …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareegto uu soo saaray ku magacaabay mas’uuliyiin kale

May 23, 2022
Wareegto uu maanta soo saaray madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayuu ku magacaabay agaasime ku-xigeenka guud …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya

May 23, 2022
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka agaasimaha guud ee madaxtooyadda u magacaabay Xuseen Sheekh …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweyne Farmaajo

May 23, 2022
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore ee …
Wararka

Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo ugu dambeyn maanta xukun lagu riday

May 23, 2022
Maxkamadda racfaanka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta 2 sano oo xabsi ah iyo 3 milyan oo lacagta Somaliland ah ku …
Wararka

Hantidhawrka Qaranka oo ra’iisul wasaare Rooble ka dalbaday joojinta xeer la ansixiyay

May 22, 2022
Qoraal kasoo baxay xafiiska hantidhawrka Qaranka ayaa lagu wargeliyay ra’iisul wasaaraha KMG ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, joojinta …
Wararka

Dil ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo iyo dhalinyaro badan oo falkaasi loo xiray

May 22, 2022
Wararka naga soo gaaraya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee dhinaca maamulka Puntland ayaa sheegaya in barqanimadii maanta halkaasi lagu dilay wiil …
Wararka

Qaban-qaabadii ugu dambeysay oo haatan ka socoto xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya

May 22, 2022
Waxaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay uu xilka iska wareejinayo madaxweynaha xilkiisa dhamaaday …
Wararka

Ciidamada ATMIS oo dad badan kusoo qab-qabtay howlgal ay ka sameeyeen gobolka Sh/dhexe

May 22, 2022
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada midowga Afrika ee ATMIS ay saacadihii ugu dambeyay tiro dad …

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!