Bulshoweyn Online | Your Source Of News And Entertainment
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Social
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Wararka

Wararka

Faah-faahin:- Askari ka tirsan NISA oo si cajiib ah u toogtay nin isaga dili rabay

July 2, 2022
Askari ka tirsan ciidanka Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa habeenkii xalay agagaarka xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee degmada Baardheere ku …
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho

July 1, 2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb-galay sanad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ubax dhigay taalada …
Wararka

Madaxweyne Laftagareen oo sheegay inuu dalka ku jiro gumeysi qarsoon

July 1, 2022
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafatagareen) ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munsaabadda 1-da Luulyo oo lagu …
Wararka

Baarlamaanka oo maanta ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022-ka

June 30, 2022
Kullan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee …
Wararka

Meydka will dhalinyaro ah oo saakay laga helay xeebta magaalada Muqdisho

June 30, 2022
Waxaa saakay xeebta Kawaan Bari oo ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho laga helay meydka wiil dhalinyaro ah oo …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah xafiiskiisa uga shaqo bilaabay

June 29, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiskiisa …
Wararka

Dowladda federaalka oo ka jawaabtay eedeyntii uga timid Somaliland

June 29, 2022
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Somaliland ee la xiriirta inay musuq-maasuqday saamigii ay Somaliland ku laheyd …
Wararka

Wararkii ugu dambeeyay xaalada caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

June 29, 2022
Afhayeenka madaxyooyadda Soomaaliya C/kariin Cali Kaar oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay …
Wararka

Aadan Madoobe iyo C/casiis Laftagareen oo kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho

June 29, 2022
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta kullan gaar ah magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoomiyaha baarlamaanka …
Wararka

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

June 28, 2022
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo dhawaan codka kalsoonida ka helay baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah …

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 27 »
  • Somali music star, Sharma Boy, plans to rock Minneapolis stages and mentor youth
    June 25, 2022
  • Former Minneapolis officer Mohamed Noor scheduled to be released Monday
    June 25, 2022
  • UN body seeks 993 mln USD to prevent famine, tackle drought in Somalia
    June 25, 2022
  • Al-Shabaab militants on rampage lecture passengers for hours in Mandera
    June 25, 2022
  • Somalia appeals for urgent donor support amid severe drought
    May 31, 2022

Copyright © 2007 - 2025 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!