Home · Muxaadaro · Tafsiirka Quraanka · Arimaha Bulshada · Somali Music · Filimaan · Hambalyo · Contact Us Thursday, August 21, 2008
Navigation
Home
Muxaadaro
Search
Tafsiirka Quraanka
Arimaha Bulshada
Somali Music
Filimaan
Hambalyo
Contact Us
BBC Somali
04:00 GMT Subaxnimo
11:00 GMT Duhurnimo
14:00 GMT Galabnimo
18:00 GMT Habeenimo
VOA Somali
4:00 PM Galabnimo
7:00 PM Fiidnimo
Random media
Hambalyo Aroos Farxad Leh

Somali Links
Aminarts
Allgedo
Allpuntland
Allwadani
Aftahan
Allsomali
Bakaaraha
Banaadirnews
BBC Somali
Boondheere
Bulsho
Bulshoweyn
Calanka
Dayniile
Dalkanews
Deeyoo
Hiiraan
HornAfrik
Hamarey
Jilibweyn
Jowhar
Maaryaa.net
Markacadeey
Markacadey.Net
Muuqaal
Onkod
PuntlandPost
Qaranimo
Saafifilms
Shabelle.net
Somtv
SomaliYouth
Soomaalinews
SomaliMarket
Somalilinks
Ufurow
UN Somalia
Wariye
Wardheernews
WidhWidh
Xamarnews
Xamardaye
Xamarcade
Xogta
Xoghaye
Users Online
Guests Online: 23
No Members Online

Registered Members: 28
Unactivated Members: 0
Newest Member: socdaal

 

Wararka Maanta
Qasaarihii ka dhashay dagaaladii Maantay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo duqeyntii Suuqa B...
21-08-2008
Dagaal mar kale kasoo Cusboonaaday Magaalada Kismaayo
21-08-2008
Madaafiic Culus oo weli lagu duqeynayo Suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo shirkado ku yaala wada labaad madaafi...
21-08-2008
War Deg deg ah: Dagaalo qaraar ayaa waxay ka socdaan Wadada Floransa iyo qeybo kale oo ka mid ah Magaalada ...
21-08-2008
Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ururuka Al-Shabaab iyo Kooxo taabacsan Bare Hiiraale oo ka dhacay Magaalada Kism...
20-08-2008
Ciidamo Itoobiyaan ah oo siyaabooyin kala duwan Magaalada Muqdisho Qaraxyo loogu kala geeystay
20-08-2008
Ganacansiga Suuqa Bakaaraha oo maanta si aad ah u biloowday kadib markii duqeyn xoogan shalay loo geeystay
20-08-2008
Haweeney deganayd Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho oo kooxo hubaysan xalay gurigeeda kala bexeen k...
20-08-2008
Meyd Nin dhaliyaro ah oo saakay lagu arkay meel u dhow Miisaanka dhuxusha oo halkaas fariisin u ah Ciidamad...
20-08-2008
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom, kuwa Dowlada KMG iyo Xoogaga kasoo horjeeda ...
20-08-2008
Caadamada Dowlada KMG oo galabtay gelinkii dambe 2 ruux ku dileen gudaha Suuqbacaad ee Magaalada Muqdisho
19-08-2008
News in English
Somalia plane crash, no survivors
13-08-2008
Somali ministers quit as government rift deepens
02-08-2008
Somali president reinstates sacked Mogadishu mayor
01-08-2008
Ugandan peacekeeper killed in Somalia attack
01-08-2008
SOMALIA: IDPs out of food, more clashes in Beletweyne
01-08-2008
Somali Islamist leader urges withdrawal of Ethiopian forces
27-07-2008
Hardline Islamist takes over Somalia's opposition
23-07-2008
SOMALIA: "Country months away from major crisis"
23-07-2008
SOMALIA: Families displaced after homes destroyed
09-07-2008
Ethiopia worried about Djibouti port tariff plan
09-07-2008
Somali pirates free German ship after ransom
09-07-2008
Two killed in insurgent attack on Somali town
08-07-2008
Explosion in Somalia kills Mogadishu official and 5 others
05-07-2008
Ethiopia, Somalia forces kill 71 insurgents - TV
04-07-2008
Somalis flood to Yemen for refuge
04-07-2008
Qasaarihii ka dhashay dagaaladii Maantay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo duqeyntii Suuqa Bakaaraha
Posted by baastey on August 21 2008 08:02:41

Kadib dagaalo aad u xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad rayid ah.

Dagaal mar kale kasoo Cusboonaaday Magaalada Kismaayo
Posted by baastey on August 21 2008 06:01:34

Dagaal aad u xoogan ayaa mar kale wuxuu kasoo cusboonaaday Magaalada Kismaayo, isagoo dagaalkaan uu u dhaxeeyo Ururka Al-Shabaab iyo Maleesho beeleedka arrimiha gudaha Magaalada Kismaayo.

Madaafiic Culus oo weli lagu duqeynayo Suuqa weyn ee Bakaaraha iyadoo shirkado ku yaala wada labaad madaafiic ku habsadeen
Posted by baastey on August 21 2008 05:53:42
Kadib dagaalo culus oo maantay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, ayaa ciidamada Itoobiyaanka waxay duqeyn ku bilaabeen suuqa weyn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geeystay qasaare isugu jira naf iyo maal.
War Deg deg ah: Dagaalo qaraar ayaa waxay ka socdaan Wadada Floransa iyo qeybo kale oo ka mid ah Magaalada Muqdisho
Posted by baastey on August 21 2008 05:42:55

Waxaa goor dhow dagaal aad u culus oo u dhaxeeyo Kooxaha kasoo horjeeda siyaasada dowlada KMG Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada Shisheeye iyo Ciidamada Itoobiya, ayaa ka biloowday wadada Floransa ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegayaa in Xarunta Madaxtooyada Dowlada dhowr Hoobiye lagu garaacay.

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ururuka Al-Shabaab iyo Kooxo taabacsan Bare Hiiraale oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Posted by baastey on August 20 2008 08:13:25
Ururuka Al-Shabaab ayaa waxay dagaal xoogan la galeen Ciidamo taabacsan Barre Hiiraale, oo ku sugnaa gudaha Magaalada Kismaayo.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo siyaabooyin kala duwan Magaalada Muqdisho Qaraxyo loogu kala geeystay
Posted by baastey on August 20 2008 08:00:05
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa mar ay howlgalo baaritaano ah ka bilaabeen Xaafadaha Gubta iyo Heliwaa ayaa la sheegay in qaraxyo loo dhigay islamarkaana kaga geeriyoodeen ilaa Saddex Askari oo ciidamada Itoobiyaanka ka tirsanaa.
Ganacansiga Suuqa Bakaaraha oo maanta si aad ah u biloowday kadib markii duqeyn xoogan shalay loo geeystay
Posted by baastey on August 20 2008 07:55:46
Kadib dagaalo iyo duqeyntii culus oo shalay loo geystay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa ku geeriyoodaan dad badan oo ganacsi iyo howlo adeegasho u aaday Suuqaas, islamarkaana la sheegay inta ku dhimatay inay ka badnaayeen inta ku dhaawacantay.
Haweeney deganayd Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho oo kooxo hubaysan xalay gurigeeda kala bexeen kadibna Qudha ka jareen
Posted by baastey on August 20 2008 02:34:03
Kooxo la sheegay in ay wateen Gaari Market ah ayaa haweeney daganayd Degmada Dherkeenlay ee Magaalada Muqdisho gurigeedii kala baxeen kadibna intey meel cidla ah geysteen ay Qudha ka jareen.
Meyd Nin dhaliyaro ah oo saakay lagu arkay meel u dhow Miisaanka dhuxusha oo halkaas fariisin u ah Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya
Posted by baastey on August 20 2008 02:26:11
Meydka nin dhaliyaro ah oo ay ka muuqatay jirkiisa rasaas badan ayaa saakay waabarigii lagu arkay meel u dhow isgoyska Miisaanka Dhuxusha ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay degen yihiin Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya.
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom, kuwa Dowlada KMG iyo Xoogaga kasoo horjeeda ayaa saakay waabarigii ka dhacay Isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho
Posted by baastey on August 20 2008 02:22:11
Saakay waabarigii ayaa dagaal aad u culus la iskuna adeegsaday hubka Culus iyo kan fududba ayaa waxa uu ka dhacay Isgoyska KM-4 iyo jidka C/qaasim ee Tarabuunka kaasoo geystay qasaaro aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo dad rayid ah.
Caadamada Dowlada KMG oo galabtay gelinkii dambe 2 ruux ku dileen gudaha Suuqbacaad ee Magaalada Muqdisho
Posted by bashir on August 19 2008 12:40:40
Askar ka tirsan Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa galabtay Gaari ay saarnaayeen Saddex wiil oo dhalinyaro ah, rasaas ku huwiyeen gaarigaas oo ahaa gaari Market ah.
Page 1 of 40 1 2 3 4 > >>
ISKU DAR LIISKA

ISKU DAR LIISKA

BULSHOWEYN

 SI AA ULA SOCOTO

WIXII BARNAAMIJ OO

NAGU SOO KORDHO

 

 

Sheekadii Ayaan Daran {QISO DHAB AH} Qeybtii 2:-aad

Yaan Eedaa Hadaan ku calfan waayay? Sheeko Taxane ah: Qeybtii 11aad

RAAD TV INTERNATIONAL ( LIVE )

Maxay ka aaminsanyihiin Xijaabka Gabdhaha Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Mareykanka?

Taariikh Nololeedkii Sh. Muxidiin M. Cumar

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Copyright © 2008 Bulshoweyn All Rights Reserved